Qaamuusle LogoQaamuusle

mooye

Magac lab
1
la midka ah (ld):
moy
Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo
2
la midka ah (ld):
mooy (2) M
ah: neef lo' ah oo aan geeso lahayn
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh