Qaamuusle LogoQaamuusle

daah

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daah1
Magac lab
1
Dibdhac; raagis; dubudhac.
2
la midka ah (ld):
daahid
daah2
Magac labRiwaayad
D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
Wadarta Magacan

-hyo, m.dh

daah3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Raagid; dib u dhicid.
2
Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
Is-rogga falkan

-hay, -hday