kacdin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kacdin1
Magac lab1
Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo.
2
Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
kacdin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadFaras kacdin ordid. ld kactin².
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi