Qaamuusle LogoQaamuusle

kabti

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kabti1
Magac lab
1
Orod xoog loo ordo ilaa laga xiiqo; fagax.
2
Fogaan qof ku xiiqo.
kabti2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ilaa laga xiiqo xoog u ordid.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi