dhuuri
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuuri1
Magac labXanuun.
dhuuri2
Magac labDixiri yar oo waqtiyada dharabka qofka kaba la'aanta socda cagaha ka gala.
dhuuri3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXanuun dareemid.
Is-rogga falkan
-riyay, -riday; -ryi
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-riyay, -riday; -ryi