dhuuryaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuuryaan1
Magac labJaad duqsi ka mid ah oo waaweyn.
dhuuryaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKu dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami