Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuldhac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuldhac1
Magac lab
1
Kabbiska guriga.
2
Jirro culus oo qof la kici waayo.
3
la midka ah (ld):
dhuldhicid
dhuldhac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Jirro culus awgeed la kici waayid (qof).
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -dhici