Qaamuusle LogoQaamuusle

laba eefle

Magac labKiimika
Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ereygan waxa sida caadiga ah loo adeegsadaa ogsaydhada iyo haydarogsaydhada biraha sameeya ayoonnoo togan iyo ayoonnoo kakan oo taban labadaba.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh