baqtiquf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baqtiquf1
Magac labB. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.
baqtiquf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².
Is-rogga falkan
-fay, -ftay