dhufsane
Magac lab
1
(xis.) Tiro ama tibaax la mid ah taranka tiro ama tibaax la isa siiyey iyo tiro ama tibaax kale.
Tusaale
“6 waa dhufsane 2”
2
Tiro ama tibax isirkeedu yahay tiro la isa siiyay ama tibaax.
Tusaale
“26 waa dhufsane 13”
Wadarta Magacan
-ayaal, m.l/dh