Qaamuusle LogoQaamuusle

magoog

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

magoog1
Magac lab
1
Tacabka beeraha.
2
M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay.
3
Qof aan waxtar lahayn.
4
la midka ah (ld):
magoogid
magoog2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Daash, geed iwm har u yeelid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay