xarąar
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xarąar1
Magac lab1
Dhadhan aan macayn.
2
Wallac. ld kharaar.
xarar2
Magac lab1
Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto.
2
(-rro, m.dh) Naqash.
xarąar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHaweeney wallicid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
xarar4
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax xarar ku dhigid.
Is-rogga falkan
-rdhay, -rartay; -rdhi