xaryan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaryan1
Magac lab1
Xoolo badan.
2
(-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh.
xaryan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXoolo badan hal mar wada guurid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami