goosan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
goosan1
Magac lab1
Koox ari ah oo luntay.
2
Koox aan badnayn oo ciidan ah.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
goosan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQayb ari soofay ka mid ah lumid.
Is-rogga falkan
-smay, -santay; -smi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nno, m.dh
-smay, -santay; -smi