Qaamuusle LogoQaamuusle

goo

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Wax jarid.
2
(f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.
3
(f.g)Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid.
4
(f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab).
5
(f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin.
6
(f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin.
7
(f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid.
8
(f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid.
9
(f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin.
10
(f.mg) La g.: wax ka baxsasho.
11
(f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
Is-rogga falkan

-ooyay, -oysay