Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
goobaaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: goo
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
2: goob
Magac lab
3: goob-milixeed
Magac lab
4: goob-waqtiyeed
Magac lab
5: goobaab
Magac dheddig
6: goobaabasho
Magac faleed dheddig
7: goobaabid
Magac faleed dheddig
8: goobaabin
Magac dheddig