Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fayadaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fay
Magac lab
2: fayaabi
Magac dheddig
3: fayad
Magac dheddig
4: fayadaysnaan
Magac faleed dheddig
5: fayadaysnaansho
Magac lab ama dheddig
6: fayadhawr
Magac lab
7: fayaqab
Magac lab
8: fayaqabid
Magac faleed dheddig