goob
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
goob1
Magac lab1
Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
2
Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
goob2
Magac dheddig1
Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
2
Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
3
Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay.
4
(riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
goob3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax baadiddoonid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay