miir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miir1
Magac lab1
Wax la miiray.
2
la midka ah (ld):
miyir
3
la midka ah (ld):
miirid¹
miir2
Magac dheddig1
la midka ah (ld):
miid
2
Meel yar oo biyo qabatin leh.
miir3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHoore gufur ka saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay