Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
miidaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid.
2
Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mi'i
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: miibac
Magac dheddig
3: miicila'
Magac dheddig
4: miid
Magac dheddig
5: miidaamin
Magac faleed dheddig
6: miidaamis
Magac lab
7: miidaamo
Magac dheddig
8: miidaan
Magac lab