miirid
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miirid1
Magac faleed dheddigmiirid2
Magac dheddigKiimikaDariiqada saxarrada adkaha ah lagaga soocaayo hoorka iyadoo la adeegsanaayo walax daloolo leh. Shaybaarka waxaa badanaaba lagu isticmaalaa warqadda miirtada.