Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
labacidhifle
Magac lab
Fiisikis
Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lab
Magac lab
2: laba
Magac dheddig tiraale
3: laba'aabbur
Magac lab
4: laba'aabburan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: laba'aabburid
Magac faleed dheddig
6: laba'aabburnaan
Magac faleed dheddig
7: laba'aabburnaansho
Magac lab ama dheddig
8: laba-atamle
Magac lab