Qaamuusle LogoQaamuusle

dhowee

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g)Wax, wax kale ag geyn.
2
(f.g) Cid sagootiyid.
3
(f.g) Cid martigelin.
4
(f.g)Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid.
5
(f.mg) Soo dh.: cid qaabilid. ld dhawee.
Is-rogga falkan

-weeyay, -weysay