deebi
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Weel caano lagu maalo deeb ku nadiifin.
2
(f.g) Harag qoyan si dhogortu uga dhacdo deeb marin.
3
(f.g) Xoolo cadheysan deeb ku dhayid.
4
(f.g) Digir si uusan bahal ugu dhalan deeb ku shubid.
5
(f.mg) Kaga d.: wax meel yiil wada dhammayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay