Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dee
Falkaabe
Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo.
Tusaale
“Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: deeb
Magac dheddig
2: deebaaji
Magac lab
3: deebaan
Magac lab
4: deebaani
Magac lab
5: deebad
Magac lab
6: deebi
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
7: deebin
Magac faleed dheddig
8: deebsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad