Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aslan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aslan
1
Falkaabe
Erey lagu adkeeyo diidmo.
Tusaale
“Aslanba ha iga qaadin buugga”
aslan
2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la aslay ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aslaax
Magac dheddig
2: aslaaxi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: aslaaxid
Magac faleed dheddig
4: aslaaxin
Magac faleed dheddig
5: aslaaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: aslaaxsanaan
Magac faleed dheddig
7: aslaaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
8: aslanaan
Magac faleed dheddig