inta
Falkaabe
1
Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya.
Tusaale
“Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad”
“Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado”
2
Halka, meeshaan, kobtaan.