Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
billaa
Falkaabe
Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa.
Tusaale
“Billuu keen?”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bil
Magac dheddig
2: bila-yaro
Magac dheddig
3: bilaaban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
4: bilaabasho
Magac faleed dheddig
5: bilaabid
Magac faleed dheddig
6: bilaabmid
Magac faleed dheddig
7: bilaabo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: bilaale
Magac lab