Qaamuusle LogoQaamuusle

bil

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bil1
Magac dheddig
1
Laba iyo tobanka qaybood ee sanadka middood oo ah sagaal iyo labaatan ama soddon beri.
2
Marka dayaxu aanu dhammays ahayn.
3
Calaamad qaab dayax billow ah u eg oo xoolaha lagu sunto.
4
Bisha cas: urur caalami ah, oo dalal islaanku maalgeliyaan oo u qeybsan daryeelka ama samafalka dadka oo ay astaan u tahay dayax billaw ah oo cas.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

bil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
2
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
Is-rogga falkan

bilay, bishay