Qaamuusle LogoQaamuusle

abbaar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abbaar1
Magac lab
1
Meel ku aadkeeda.
2
la midka ah (ld):
abbaarid
abbaar2
Magac dheddig
Hadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay.
Tusaale
Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.
abbaar3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Si toos ah oo aan leexleexasho lahayn wax u aadid.
2
(f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay