Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
abbaanduule
Magac lab
1
Qof taliye u ah col duullaan ah.
2
Taliye xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: abbaan
Magac lab
2: abbaanduul
Magac lab
3: abbaannimo
Magac dheddig
4: abbaansasho
Magac faleed dheddig
5: abbaansi
Magac lab
6: abbaanso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: abbaanwarre
Magac lab
8: abbaar
Magac lab