xiriiriye
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xiriiriye1
Magac lab1
Qof bar- naamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm dadka la socodsiiya.
2
Wax isku xira laba shay ama ka badan.
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh
xiriiriye2
Magac labNaxweCuri- yeyaal aan isbeddeleyn oo loo adeegsado xiriirin labo erey ama labo koox erey oo weer iskula jira amaba labo weerood oo kala madax bannaan.
Tusaale
“Sahal iyo Malyuun waa walaalo”
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh