Qaamuusle LogoQaamuusle

xir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xir1
Magac lab
Kayn jiq oo aan meel la maro lahayn.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

xir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
2
Cid xabsi gelin.
3
Albaab qataarid.
4
Hawl meel ka socotay joojin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay