xiriir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xiriir1
Magac lab1
Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.
2
Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.
3
Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
xiriir2
Magac dheddigla midka ah (ld):
xąriir¹
xiriir3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho.
2
La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid.
3
la midka ah (ld):
xąriir²
Is-rogga falkan
-ray, -rtay