jabhad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jabhad1
Magac labQof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani.
Wadarta Magacan
-do, m.l
jabhad2
Magac dheddig1
Weji.
2
Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.
Wadarta Magacan
-do, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-do, m.l
-do, m.l