Qaamuusle LogoQaamuusle

laasin

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

laasin1
Magac lab
1
Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag.
2
Raatibka tusbaxa.
Wadarta Magacan

-immo, m.dh

laasin2
Falkaabe
la midka ah (ld):
laasim²
laasin3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax caado ka dhigasho.
2
(f.mg) Meel muddo badan joogid.
Is-rogga falkan

-intay, -imatay; -imi