is
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
is1
Magac labI.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm.
is2
Magacuyaal dhimman layeele1
magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin.
Tusaale
“Cali ayaa is faanshay”
2
magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale.
Tusaale
“Labadoodu waa is waayeen”
is3
Erey dareenErey xoolaha lagu yiraahdo kolka la doonayo inay dib u noqdaan ama leexdaan.