dhegjeex
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhegjeex1
Magac labSummad idaha dhegaha looga dhigo iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.
dhegjeex2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadIdo, summad dhegaha uga samayn iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.
Is-rogga falkan
-xay, -xday