Qaamuusle LogoQaamuusle

sactar

Magac lab
1
Geed yar, udgoon oo ubaxiisa wax lagu daaweeyo, cuntadana lagu darsado.
2
Sagxad weyn oo alaabta culus maraakiibta looga soo qaado ama loogu geeyo oo matoor jiido.