Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
sacabso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid.
2
Neef sacab-bada ku maalid.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sac
Magac lab
2: sacab
Magac lab
3: sacabbayn
Magac faleed dheddig
4: sacabbee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: sacabsasho
Magac faleed dheddig
6: sacabsato
Magac dheddig
7: sacabtumid
Magac faleed dheddig
8: sacabtun
Fal magudbe, isrogrogga 1aad