Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
sacabtun
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Calaacalaha isku dhufasho.
2
Sacab cayaarid.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sac
Magac lab
2: sacab
Magac lab
3: sacabbayn
Magac faleed dheddig
4: sacabbee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: sacabsasho
Magac faleed dheddig
6: sacabsato
Magac dheddig
7: sacabso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: sacabtumid
Magac faleed dheddig