foolhallow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
foolhallow1
Magac lab1
Dheddig foolanaya oo xanuun la lumay.
2
la midka ah (ld):
foolhallaabid
foolhallow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDheddigood foolanaya xanuun la lumid. ld fooltag².
Is-rogga falkan
-laabay,-lowday; -laabi