khasif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khasif1
Magac labWaxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
khasif2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWaxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay