togane
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
togane1
Magac labTiro xisaabeed oo eber ka badan.
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh
togane2
Magac labKiimikaLabada saldanab, isla eg oo walxuhu leeyihiin middood oo aan elektaroonno xambaarsanayn.
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh