Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tog yare
Magac lab
Juqraafi
Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.
Wadarta Magacan
-rayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tog
Magac lab
2: togan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: togane
Magac lab
4: togasho
Magac faleed dheddig
5: togayo
Magac dheddig
6: togid
Magac faleed dheddig
7: togmid
Magac faleed dheddig
8: tognaan
Magac faleed dheddig