Qaamuusle LogoQaamuusle

lugqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lugqaad1
Magac lab
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
lugqaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
La l.: cid socod la billaabid.
Is-rogga falkan

-day, -dday