Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
isgarabtaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
isgarabtaag
1
Magac lab
Taageerada loo sameeyo cid, arrin ay wadato.
isgarabtaag
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid arrin ay wadato taageerid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: isgaarsii
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
2: isgaarsiin
Magac faleed dheddig
3: isgarabdhig
Magac lab
4: isgarabdhigid
Magac faleed dheddig
5: isgarabtaagid
Magac faleed dheddig
6: isgiriirixi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
7: isgiriirixin
Magac faleed dheddig
8: isgiriirixis
Magac lab