Qaamuusle LogoQaamuusle

edeg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

edeg1
Magac lab
1
Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo.
2
Meel ciriiryoon.
Wadarta Magacan

-gyo, m.dh

edeg2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Maqal xoolaad xero yar gelin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay