isgarabdhig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
isgarabdhig1
Magac labIsu-eegidda laba shey ama ka badan waxay ku kala duwanyihiin ama isaga mid yihiin.
isgarabdhig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadLaba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay