isfantatiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
isfantatiir1
Magac labIsugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
isfantatiir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay